Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo:Amin Arts oo Sawiro aan Caadi Ahayn kasameeye Madaxda Soomaaliya Xasan sheekh,Faroole,Siilaanyo,Sheekh Shariif iyo Shabaab

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa soo saaray qeybo kale oo ka mid ah sawirradiisa taxanaha ee Isma Lahayn.

Amin ayaa sawirradaas uga hadlaya waxyaabihii lama filaanka ahaa ee aan marnaba la maleysaneyn ee ka dhacay dalka Somalia ama qabsaday Soomaalida joogto caalamka intiisa kale.

hoose ka daawo sawirada u dhawaan sameeyay Amiir Arts

ismal-copy

You must be logged in to post a comment Login