Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dagaal Khasaaro Badan Geystay,

buy Erectalis online, buy Zoloft.

Dagaal Culus oo ka dhacay Deegaano katirsan Degmada Ceel buur Ee Gobolka G/gaduud ayaa waxay sheegayaan in khasaaro kala duwan ka dhashay.

Waxa la sheegay inuu dagaalkaasi dhexmaray ciidanka Itoobiya iyo kuwa Al Shabaab waxaana la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.

Dadka deegaanka waxay sheegeen inay maqlayeen Hubka culus iyo mid ka fudud waxaana la ogaan karin khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee garay dhinacyadii dagaalamay.

Warar kale waxay sheegayaan in Askar badan ciidanka Itoobiya looga dilay Dagaalkaasi iyadoo Shabaabku ay guulo ka sheegteen dagaalka ka dhacay Ceel

You must be logged in to post a comment Login