Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dakhliga u soo xaroodo Dowladda oo kordhay ‘Waa imisa?

Dakhliga u soo xaroodo Dowladda oo kordhay ‘Waa imisa?

Wasaaradda maaliyadda dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu kordhay daqliga gudaha dalka ka soo marka la barbar dhigo sannadkii hore ee 2014.

online tadalafil, dapoxetine online.

Wasaaraddu waxay sheegtay in laba-laab dakhliga soo gala dowladda uu kordhay kaddib markii ay badatay dadka Soomaalida ee bixinayo canshuuraha ka soo xaroodo gudaha.

Wasiiru dowlaha maaliyadda  Cabdullaahi Maxamed Nuur wuxuu sheegay in 2014 ay dowladdu bil kasta soo geli jirtay qiyaastii lacag dhan $5-milyan, haatanna ay bil kasta soo xarooto $10-milyan.

Waxaa uu tilmaamay in inta uusan sannadkan dhamaan ay rajeynayaan in uu sii kordha daqliga, taasoo uu xusay in ay keeni karto isku filnaansho ay dowladdu gaarto.Daqli kororka ayaa yimid iyadoo dhawaan ay dowladdu sheegtay in dhaqaale xumo ay dalka ka jirto, taasoo horseeday in inbadan oo kamid ah shaqaalaha dowladda aysan muddo helin mushaaraadkooda.

You must be logged in to post a comment Login