Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dawladaha Jabuuti & Itoobiya oo 3 Qodobo Ku Heshiiyey

Dawladaha Jabuuti iyo Itoobiya oo deris wadaag ah ayaa waxay sheegeen inay dhowr qodob oo muhiim ah ku heshiiyeen taasi oo bulshada labada waddan ay u aayi doonaan.

buy Silfar online, lioresal online.
Waxyaabaha ugu muhiimsan ee labada dawladood ku heshiiyeen ayaa ah sidii dhaqaalaha kobcintooda la iskaga kaashan lahaa.

Qodobada ay ku heshiiyeen Jabuuti iyo Itoobiya waxa ka mid ah Tareenka iska gooshi doona Labada dal oo sanadkaan dhamaadkiisa la filayo inuu shaqo bilaabo.

Jabuuti oo ah Waddan Hormar sameeyey ayaa waxay heshiiska kula saxiixdeen ay ka mid tahay is dhex galka Dhaqaalaha Isgaarsiinta labada Waddan ee Itoobiya iyo Jabuuti.

You must be logged in to post a comment Login