Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Al Shabaab oo War Cusub Kasoo Saaray Weerarkii B/weyne

Viagra Professional no rx, buy Zoloft.

Aug 10, 2015

Warbaahinta Internet-ka ee Ururka Al Shabaab ayaa lagu daabacay in ciidankooda gaarka ah ee jugta culus xalay saqdii dhexe weerar ku qaadeen Xabsiga dhexe ee magaalada B/weyne.

Shabaabku waxay sheegteen in sidii loogu talo galay weerarka udhacay islamarkaana khasaaro lagu gaarsiiyey ciidankii Xabsiga ilaalinayey.

Warbaahintu ma aysan sheegin khasaaraha inta uu gaarsiisan yahay.

Sidoo kale Al Shabaab waxay sheegeen in ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Jabuuti ay kula dagaalameen Xalay magaalada B.weyne Xarunta Gobolka Hiiraan.

Taliyaha Booliska Degmada B/weyne Cali Dhuux Mahad Alle ayaa waxa xiriir lala sameeyey uusan ka jawaabin taleefoonkiisa si wax looga weydiiyo wixii xalay ka dhacay Magaaladaasi.

You must be logged in to post a comment Login