Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: Ganacsade Caan ahaa oo Lagu Dilay Deegaan katirsan Gobolka…

Aug 15, 2015 –

Sida ay sheegayaan dadka deegaanka waxa xalay lagu dilay Deegaanka Buula mareer Gobolak Shabellaha Hoose Ganacsade caan ka ahaa halkaasi.

Marxuumka la dilay waxa lagu magacaabi jiray Siciid Kurumba isagoo lagu dhex toogtay xilli uu kusugnaa goobtiisa shaqo.

tadalafil reviews, Zoloft reviews.

Dableyda dilka geysatay ayaa ku hubeysneyd Bistoolado iyadoona goobta ay iskaga baxsadeen kadib markii dilka ay fuliyeen.

Waa dilkii labaad oo todobaad gudihiis ka dhaca Gobolka Sh/Hoose iyadoo dhawaan deegaanka Golweyn lagu dilay Ganacsade lagu magacaabi jiray.

Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose weli kama aysan hadlin dilalka nuucaan ah oo loo maleenayo inay Ururka Al Shabaab geysanayaan,ganacsadana udilayaan Askarta dawlada maxaa wax uga iibineysaan.

You must be logged in to post a comment Login