Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG: M/weyne Xassan oo gaaray Kismaayo + Ujeedka Safarkiisa

DEG DEG: M/weyne Xassan oo gaaray Kismaayo + Ujeedka Safarkiisa

Waxaa goordhow gigada diyaaradaha Magaalada Kismaayos ka degtay diyaarad siday Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminaayay.

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka kusoo dhaweeyay Hogaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe iyo xubno ka tirsan labadiisa gole.

Sidoo kale, soo dhaweynta Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa kamid ahaa qeybo kamid ah Bulshada ku dhaqan Kismaayo oo iyagu caleemo qoyan kusoo dhaweeyay Madaxweynaha.

Ujeedka socdaalka Madaxweyne Xassan ayaa lagu sheegay mid la xiriira wada hadal uu lasoo furi doono Maamulka Jubba, waxaana la soo warinayaa in Shirar gaar gaar ah uu iminka ka soconaayo Kismaayo.

Safarkan ayaa ah mid qancin ah oo uu doonayo Xasan Sheekh in Jubbaland ku qanciyo ka qeyb galka shrka 29 bisha soo socoto ka dhacaya magaalada Muqdisho oo ay horay Jubbaland u diiday.

Forzest no rx, buy lioresal.

Dhanka kale, Madaxweyne Xassan iyo Hogaamiyaha Jubba ayaa lagu wadaa in goordhow ay si wada jir ah ula hadlaan Weriyayaasha ku sugan aqalka Maamulka Jubba.

La soco wararkeena danbe wixii kasoo cusboonaado kulamada socda

You must be logged in to post a comment Login