Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Deg Deg:- Qarax Xoogan Oo Xiligani Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in gudaha magaaladaasi uu haatan ka dhacay qarax aad u xoogan.

Qaraxni ayaa waxa uu ka dhacay xaafada Far-jano ee magaalada Kismaayo, waxaana qaraxani qasaare ba’an u geystay askar ka tirsan ciidamada Raaskaambooni ee ku sugan magaaladaasi.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa kadib ay rasaas xoogani ciidamadani u rideen jahooyinka kala duwan ee magaalada Kismaayo lagana maqlayo gudaha magaaladaasi dhawaqa rasaasta noocyadeeda kala duwan.

Wixii warar ah ee kusoo kordha qaraxani kala soco Saafifilms.com

You must be logged in to post a comment Login