Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DEG DEG:Ciidamada Xooga Dalka oo Magaaladii labaad soo faarujiyey

buy Super Tadarise, acquire clomid.

War goordhow naga so gaaray Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay shegayaan in ciidamada Xooga dalka Ee Kusugnaa Degaanka Mubaaraga aya isaga baxeen Goordhow halkaasi

Dad ku sugugan Degaanka ay ciidamada Xooga kabixitaankooda u xaqijiyay Somalimedi.waxaa ay u xaqiijiyeen in Degaanka wax ciidan ah aysan ku sugneen oo saldhigii iyo barihii ciidanka ay deganaayeen gebi ahaanba ay hawaneyso.

Al-Shabaab ayaa lasoo shegayaa in ay ku sugan yihiin Duleedka Degaanka Mubaarag oo Ciidamda Dowlada Ay ka soo bexeen lamana oga sababta ay ciidanka u faarujiyeen Mubaarag.

Habeen kahor ayeey aheed markii Ciidamda AMISOM iyo Kuwa dowlada Somaliya ay ka soo bexeen Degaanka Tooratoroow Ee Isla Gobolka Shabellaha Hoose.

You must be logged in to post a comment Login