Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

degmada Buloburte oo laba sno go’doonsan

Sep 3, 2015

 

Degmada Buula burde ee ku taalla Gobolka Hiiraan waa mid ah ka mid ah meelaha ugu qadiimisan Deegaanada ku yaalla Gobollada Dalka Soomaaliya.

Ciidanka Dawlada iyo kuwa AMISOM ayaa labo sano ka hor waxay ka saareen degmadaasi Ururka Al Shabaab waxeyse isku badeshay mid aad saameyn ugu yeelatay shacabka oo culeys kale la geliyey.

Gudoomiyaha Degmada Buula burde Cusmaan Geedi ayaa waxa uu sheegay in muddo labo sano kudhaw ay yihiin kuwo go’doon ku jira.

Waxa uu sheegay Gudoomiye Geedi inay codsanayaan gurmad bini’aadanimo in lala soo gaaro dadka ku dhibaateysan Degmadaasi,oo meel loo soo mariyo gar gaar bini’aadanimo aysan jirin maadama go’doon tahay.

buy Viagra, buy zithromax.

You must be logged in to post a comment Login