Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Destuurkii J/land oo la ansixiyay & A/Madoobe oo iclaamiyay…

Destuurkii J/land oo la ansixiyay & A/Madoobe oo iclaamiyay…Maanta oo sabti ah waxaa ansixiyay dastuurka maamulka Jubbaland iyadoo oo ay ansixiyeen Xildhibaanada maamulka Axmed Madoobe oo jiritaankooda shaki ku jira.

Xubnihii ka qeybgalay ansixinta destuukra waxaa a mid ahaa Axmed Madoobe ,Danjire Maxamed Cabdi Afeey ergeyga gaarka ah ee urur Goboleedka IGAD u qaabilsan arimaha Soomaaliya, oo ay wehelinayaan xubna isugu jire heer urur iyo heer Caalami.

Wasiirka Dastuurka DF Somalia Maxamed Sheekh Xuseen, Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi, Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Itoobiya Axmed Cabdisalaan, wasiirkii hore ee warfaafinta DF Somalia Cabdullaahi Cilmooge Xirsi iyo shakhsiyaad kale oo siyaasiyiin ah.

Gold Vigra no rx, lioresal online.

Ergada ansixisay dastuurka Jubbaalnd oo ah 300 oo Ergay oo ka kala socota 3-da gobol ee Jubbaalnd, (Gedo, Jubada hoose iyo Jubada dhexe) ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixisay dartuurka cusub ee Jubbaalnd.

Dhanka kale, Gudoomiyaha Baarlamanka dowladda Jubbaland mudane Sheekh Cabdi oo ka hadlay madasha, ayaa si kedis ah ah u shaaciyay in 15-Bishan oo ay ka harsan tahay 14-cisho oo keliya la qaban doono doorashada madaxtinimada Dowladda Jubbaland.

You must be logged in to post a comment Login