Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Qudbadii M/weyne Xasan Sheekh uu ka jeediyay Diinsoor

Aug 26, 2015

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Feeraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Diinsoor ee gobolka Baay, ayaa kulamo kala duwan la qaatay saraakiisha ciidamada qalabka sida, kuwa AMISOM. waxgaradka iyo bulshada ku nool degmadaasi.

Riix hoos si aad u dhageysataan qudbaddii madaxweyne Hassan Sheikh

Madaxweynaha ayaa markii uu gaaray degmada Diinsoor waxa uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo kuwa AMISOM ee ku sugan Diinsoor, waxaana sidoo kale madaxweynaha halkaasi si diirran ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiinta maamulka Koofur galbeed oo uu horkacayay madaxweynaha maamulkaasi mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan.

zoloft reviews, Zoloft reviews.
 

You must be logged in to post a comment Login