Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: R/W CCC oo sheegay cida soo dooran doonta Madaxweynaha

Sep 6, 2015

Doorasho ayaa la filayaa inay dalka ka dhacdo Sanad kadib marka la gaaro Bisha Augusto 2016-ka waxaana doorashadaasi ay noqon doontaa mid lagu soo doorto Madaxweyne dalka yeesho.

R/wasaaraha Dalka Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa wareysi laga qaaday waxa uu ku sheegay in laga gudbay doorasho ay sameenayeen 135-kii Oday dhaqameed iyadoo aan la gaarin buu yiri doorasho hal qof hal cod ah.

R/wasaare Sharma’arke ayaa waxa uu sheegay in labadaasi inta udhaxeysa ay kala shiri doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada sida ay doorasho uga dhici karto Dalka.

Penegra without prescription, lioresal without prescription.

You must be logged in to post a comment Login