Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: R/W CCC oo sheegay qorshahooda ay Qm la tagayaan

where can i buy clomid cheap, cheap zithromax.

Sep 28, 2015

R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa waxa uu ka hadlay qorshaha ay la shirtagayaan shirka ka dhacay Magaalada New York.

Waxa uu Sharma’arke sheegay inay wax lagu cam camiyey oo beesha caalamka uminguurisay isagoo sheegay in danaha Shacabka Soomaaliyeed iyo hormarinta dalka ay iyagu xaq uleeyihiin.

Waxa uu Jimcaha Cumar C/rashiid ka jeedin doonaa khudbad golaha Amaanka Qaramada Midoobeey taasi uu kaga hadli doono Xaalada siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya.

Dawlada Federaalka ayaa ku rajo weyn inay wax la taaban karo ay la hor tagto beesha caalamka ee shirka ku yeelanaya Magaalada New York.

You must be logged in to post a comment Login