Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhageyso: Wasaarada Amniga oou digtay Tafaftirayaasha Muqdisho

Oct 4, 2015

Tadalis SX Soft buy online, generic dapoxetine.

Afhayeenka wasaarada amniga xukuumada Soomaaliya ayaa sheegay in wasaarada amniga ay kula dardaarmeyso tafaftirayaasha Idaacada Muqdisho iney si dhow ula socdaan wararka ka baxaya Idaacadahooda.

Maxamed Yuusuf Cismaan, afhayeenka wasaarada amnig xukuumada ayaa sheegay iney kaga digayaan idaacadaha iney bahiyan wararka wax u dhimaha amaanka dalka Soomaliya.

Sidoo kale wasaarada ayaa digniin u jeedisay milkiilayaasha hoteelada ku yaala magaalada Muqdisho oo loga digay in hoteeladooda lagu qabto banaanbaxyo iyo shirar wasaarada aysan ka warqabin.

 

You must be logged in to post a comment Login