Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

DHAGEYSO: Xildhibaan Dalxa oo Sir Badan ka Sheegay Arinta Mooshinka

Sep 6, 2015

buy Brand Viagra online, zithromax online.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xubnaha mudada badan kusoo jiray ayaa waxa uu ka digay in la kala qeybiyo Xildhibaanada hadda shaqeeya.

Mudane Maxamed Cumar Dalxa ayaa qaba fikrada ah hadii wakhtiga sidaa lagu dhameeyo iyadoo aan waxba la qaban ay keeni karto kalsooni xumo taasina uu ka digayo.

Xildhibaan Dalxa ayaa sheegay in gacan shisheeye ay kaga faa’ideysan doonaan hadii khilaafka madaxda Soomaalida uu sii kordho.

Waxa uu Maxamed Cumar Dalxa sharci dejiyeyaasha Soomaaliya uu ula jeeday Baarlamaanka inaysan ku mashquulin khilaaf dhexdooda ah oo arinta laga fekiro mustaqbalka iyo Aayaha Soomaaliya.

 

You must be logged in to post a comment Login