Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dibadbax(mudaharaad) maanta ka dhacaya Muqdisho

Cialis soft FRUIT without prescription, Zoloft reviews.

Dibadbax looga soo horjeedo Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ayaa Maanta lagu wadaa inuu ka dhaco Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Dibadbaxa ayaa Ujeedkiisu uu yahay sidii loo muujin lahaa in Shacabka Soomaaliyeed ay ka xun yihiin Dilalka Ciidanka AMISOM ay u geeystaan Dadka Rayidka ah.

Boqolaal Dad ah oo ka kala yimid Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in ay ka qeyb galaan Banaanbaxa ka dhanka ah Ciidamada AMISOM.

Qaar ka mid ah Dadka Dibadbaxa soo qaban qaabiyay oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay markasta Micno daro u dilaan Shacabka Soomaaliyeed,taas oo ay ugu danbeysay Wiil 14 Sano jir ah oo ay ku Dileen garoonka K/cagta Magaalada Muqdisho.

You must be logged in to post a comment Login