Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowlada Mareykanka ayaa sheegatay inay qaaday duqeyn ay la eegteen sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab

10/29/2013

Dowlada Mareykanka ayaa sheegatay inay qaaday duqeyn ay la eegteen sarkaal sare oo ka tirsan Alshabaab maalintii shjalay, marka loo eego masuuliyiin ka tirsan wasaarada difaaca Mareykanka oo xaqiijiyay arintaasi, seddex todobaad markii weerar ay ku fashilmeen ciidamada Mareykanka uu ka dhacay magaalada Baraawe.

Mareykanka ayaa sheegay in weerarka bartilmaameydkiisa uu ahaa Ibrahim Cali, oo Alshabaab u qaabilsanaa dhanka sameynta waxyaabaha qarxa, sida masuuliyiinta difaaca Mareykanka ay sheegeen.
Wuxuu ahaa ruux aan in badan raadinaynayā€¯ayaa lagu yiri hadal kasoo baxay wasaarada difaaca Mareykanka.

You must be logged in to post a comment Login