Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowladaha Carabta oo shaaciyay in maalinta bari ah ay tahay Ciid

Dowlada Sacuudiga ayaa goor dhow shaacisay in maalinta bari ah ay tahay Maalin Ciid ah, islamarkaana ay Muslimiinta u ciidi doonaan si wada jir ah.

War qoraal ah oo kasoo baxay Dalka Sacuudiga ayaa waxaa lagu sheegay in Maalinta bari ah ay Muslimiinta isugu soo bixi doonaan Goobaha lagu cibaadeysto, iyadoona uu Telefishinka Dalka Sacuudiga daboolka ka qaaday in maalinta bari ah ay tahay Ciidul Fidri.

Sidoo kale, Dowladaha Imaaraadka Qadar, kuwair ,baxran iyo Dalka Ciraaq Masar , ayaa iyaguna dhankooda ka shaaciyay in maalinta bari ah ay tahay Ciidul Fidri, waxa ayna daboolka ka qaaden in Muslimiinta Caalamka ay ugu Hambalyeeynayaan Ciidul Fidriga.

Muslimiinta Caalmaka ayaa isugu hambalyeynesyo Ciidul Fidriga, waxa ayna isugu duceynayaan inuu alle siiyo dambi dhaaf, sanadkaan kiisa kalane caafimaad ku gaarsiiyo. zoloft buy online, dapoxetine reviews.

Magaalada Muqdisho ayaa iyana laga dareemayaa saan-saanta Ciida waxaana Masjidyada qaar ay ku dhawaaqayaan in Malainta Bari ay ciid tahay.

Maamulka Sare ee Shabakadda saafi iyo Dhamaan Shaqalaaha ayaa Shacabka Soomaliyeed ugu hambalyey Ciidul Fidriga, waxa ayna ugu duceyeen Maamulka inuu Soomaalida iyo dhaman Muslimka Allah siiyo dambi dhaaf, sanadkaan kiisa kalane caafimaad ku gaarsiiyo

You must be logged in to post a comment Login