Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowladda keenya oo ka fiirsanay Axmed Madoobe oo khayaano la yimid

Axmed Madobe oo isku dayay in u khayaameeyo Kenya aya lacag mishaaro u ku sheegay u diray maleeshiyada ku abtirsata Absame ee qeybta ka ahaa ciidankii dowladda ee lagu soo tababary Kenya xiligi dowladdii Sheikh Sharif ayaa khasaaro xoogan soo garay ciidankiisi.
Ciidanka Hoosingow jooga waa cidan isku dhaf ah oo lagu soo tababaray dalka Kenya waxayna ka amarqataan ciidamada Kenya oo saadkooda bixisa,waxayna difaac kaga jiraan aagaas Hoosingow oo ay ka horjoogaan Al-shabaab.Axmed Madoobe waxuu isku dayay in u hubka halkaas yaala la soo baxsadaan ciidanka absame oo ay KIsmaayo la soo galaan,laakin taliska ciidanka ayaa ka war helay khayaanada Axmed Madobe oo ka difaacay in ay hubakaas qataan.Dagaalka halkaas ka dhacay ayaa geystay khasaaro dhimasho iyo gaadiid la gubey iyo xarig la xiray taliyihii ciidanka wax xadayay oo ku xiran xabsiga Hoosingow oo saldhig u ah ciidamada Amison ee ka socda dalka Kenya.Halkaas waxaa ka cad in u Axmed Madobe ku jiro ciidan uruursi, isagoo isu diyaarinaya dagaal u ku qaado dadka deegaanka oo dagaalo ka daalay.
Ciidanka Kenya oo caan ku ahaa taageerada maleeshiyaadka Axmed Madoobe ayaa maanta ka hiiliyay waxayna madaafiicda ku garaaceen goob ay ka dagaalamayeen Maleeshiyaadka Kaambooniyiinta taasi oo badisay khasaaraha
Saraakiil katirsan maamulka Axmed madoobe ee Kismaayo ayaa warbaahinta u sheegay in ciidanka Kenya ay qeyb ka ahaayeen dagaalkii maanta ayna qaadayaan mas’uuliyadda wixii maanta dhacay.
Sargaal u hadlay ciidanka Kenya oo u warramay shabakadda http://www.somalinimo1.com aya yiri “Dowladda Keya waa in ay ka fiirsata Axmed Madoobe”

You must be logged in to post a comment Login