Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dowladda Soomaaliya oo billowday Dagaal nooc cusub ah oo aan horay looga baran

Wararka naga soo gaarayo gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in Ciidamada DF Somalia ee gobolkaasi ka howlgala ay bilaabeen weeraro laga soo maanguuriyay Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Wararku waxa ay sheegayaan in Ciidamada DF Somalia ay gantaalo is xigxiga ku garaacen Xarumo ay Maleeshiyada Al-shabaab kaga sugneyd gobolka Jubbada Hoose.

Super Kamagra buy online, acquire clomid.

Deeganada lagu garaacay hubka culculus ayaa waxaa kamaid ah Koband iyo Makomaani oo u dhow deeganka Buulagaduud, halkaasi oo ay ku yaalan Saldhigyo ay ku sugan yihiin Maleeshiyada Al-Shabaab.

Wararku waxa ay intaa kusii darayaan in Duqeynta loo adeegsaday Hoobiyayal rido dheer iyo Qoryaha BM-ka loo yaqaan waxaana wada jir u fuliyaya ciidanka DF iyo kuwa Kenya ee qeybta ka ah hawlgalka nabad ilaalinta AMISOM.

Al-shabaab ayaa dhankooda kusoo jawaabay hubka culculus oo la sheegay inay ku dhaceen goobo aan sidaa uga sii fogeyn goobihii ay Ciidamada DF ka tuuren hubka.

Weerarada noocaani cusub ayaa kusoo aaday xili kooxda Al-shabaab ay xoojisay weerarada ay ku qaadeyso Xarumaha Maamulka iyo kuwa Dowlada

You must be logged in to post a comment Login