Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Faah Faahin kasoo baxeysa Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday G/Gaduud

Faah Faahin kasoo baxeysa Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday G/Gaduud

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta duqeyn diyaaradeed lala beegsaday fariisimo ay ciidamada Shabaab leeyihiin.

Diyaaradahan oo la rumeysan yahay in Itoobiya laga leeyahay ayaa bartilmaamedsatay fariisimo ay Shabaab ku leeyihiin deegaanka Ceel-Canbuulo oo ku dhow degmada Ceel-garas.

tadalafil withoutprescription, generic zithromax.

Wararka aan ka heleyno dadka deegaanka ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya ay duqeyntaas kaga jawaabayen dagaalo xoogan oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ay Shabaab kusoo qaadayeen.

Kooxda AlShabaab ayaa horey usheegtay in dagaalo ka dhacay gobolka Galgaduud ay Itoobiyaan badan ku laayen.

You must be logged in to post a comment Login