Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Faysal Cali Waraabe “Al Shabaab iyo Dowladda Xasan Sheekh Waxay Doonayaan in ay Somaliland Burburiyaan

Mid Kamida siyaasiyiinta kasoo jeeda deegaanada Waqooyi galbeed Soomaaliya ee Somaliland isku magacaabay ayaa sheegay in DF-ka ay doonayso in ay burburiso maamulkooda.

Faysal Cali Waraabe oo hoggaamiye u ah xisbi siyaasadeedka UCID ayaa ku eedeeyay Xasan Sheekh in aqoonsigii Mareykanku siiyeen xukuumadiisa uu uga faa’iideysanayo burburinta Somaliland.

Waraabe ayaa sidoo kale Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ku eedeeyay in aysan aqoonsaneyn Somaliland “Dowladda Xasan Sheekh iyo Xarakada Al Shabaab waxay kamideysanyihiin in aysan aqoonsaneyn Somaliland oo ay doonayaan in ay soo celiyaan 5-tii Soomaaliya”ayuu yiri Faysal Waraabe.

You must be logged in to post a comment Login