Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Galmudug oo dekad furaneysa

Masuuliyiinta maamulka Galmudug ayaa ka hadlay dib u furitaanka dekada magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, oo looga maarmayo maamulka Puntland, sida xubnaha Galmudug ay sheegeen.

Maamulka Galmudug, ayaa sheegay in badeecooyinka la keeno deegaanada gobolada dhexe laga keeno deegaanada Puntland iyo koofurta Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in muddo seddex bilood u qorsheeyeen dhismaha iyo dib u furida dekada magaalada Hobyo.

Dekadaasi ayaa haddii la furo waxaa fursad wanaagsan helaya  qaar kamid ah dhalinyarada deegaanada Galmudug, waxaana Galmudug ay ka heleysaa dhaqaalo badan oo ay kaga maarmeyso Puntland.

Maxamed Xaashi Carabeey,madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa sheegay in furitaanka dekada ay la kaashan doonaan shirkado laga leeyahay dalka Turkiga iyo kuwo Soomaali ah.

Cialis Jelly for sale, purchase zithromax. Sidoo kale wuxu sheegay in dekadaasi marka la furo ay uga faa’ideyn doonaan ganacsatada deegaanada gobolada dhexe ee dalka, sida uu shegay.

You must be logged in to post a comment Login