Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Garoonka Diyaaradaha oo la weeraray & Rasaas dhaceysa

Sep 18, 2015

Wararka ka imaanaya Garoonka diyaaradaha ee magaalada Tripoli ayaa waxay sheegayaan in dableey hubeysan ay weerar ku qaadeen halkaasi.

Faah faahino hordhac ah ayaa waxay sheegeen in dableyda weerarka qaaday ay dileen seddex ka mid ah Shaqaalaha garoonkaasi.

buy nolvadex online, online Zoloft. Kooxda Daacish ayaa qeybteeda Twitter-ka waxay ku baahiyeen goor dhaweyd inay iyagu ka dambeeyeen weerarka lagu qaaday Magaalada Tripoli Caasimada Dalka Libiya.

Rasaas ayaa laga maqlay gudaha garoonka lamana oga khasaaraha gaaray kooxdii weerarka qaaday inta uu la eg yahay.

You must be logged in to post a comment Login