Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Golaha amaanka ee QM oo maanta ka shiraayo sii cunaqabaten Somaliya looga qaadi lahaa

Golaha amanak QM ayaa maanta galinka danbe ka shiraya arimo ku aadan dalabka dowlada Soomaaliya eek u aadana in la qaado xayirada hubka ee wadanka saran.

Kulanka ayaa waxa goob jog noqon doono xoghayaha QM Ban KiM oo ka warami doona xaalada wadanka Soomaaliya iyo sidoo kale waqti kordhin loo sameeyo AMISOM.

Mala oga sida ay golaha amaanka ugu codeyn karaan in xayirada hubka ah ee wadanka Saaran laga qaado.

You must be logged in to post a comment Login