Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guddomiye xigeenkii labaad ee degmada Yaaqshid oo la dilay

WAxaa cawa lagu dilay xaafadda Jungal ee degmada Yaaqshid guddoomiye xigeenkii labaad ee degmadaas Raxmo Dahir Siyaad,Ina lilahi wa ina Ileyhi rajicuun.
Kooxdi dilka geysatay oo ka koobna 4 rag ah ayaa la soo qabtay oo hadda ku jira gacanta ciidanka dowladda.

You must be logged in to post a comment Login