Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo munaasabadda ciidda ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed

buy Sublingual Viagra online, lioresal reviews.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa munaasabadda curashada bisha shawaal ee ciidul fitriga ugu hambalyeeyay Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana uu bulshada ka codsaday in ay dhexdooda isu gar gaaraan kiisa aan waxba heysan.

“Ciid  mubaarak mubaarak, Ciid mubaarak, Ciid mubaarak, kulli caamu wa antum bil kheyr, Ciidaan iyo cideeda Allow samo nagu gaarsii, Mahad Alle ayaa leh, hana aqbalo soo jeedka habeenkii, soonka iyo salaadda, Shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynayaa in ciddaan tiisa kale ay ku gaaraan horumar iyo baraare, Isla markaana ay dhexdooda isu gurmudaan oo ay is caawiyaan” ayuu yiri Prof Jawaari.

Guddoomiyaha baarlamaaka ayaa bulshada kula dar daarmay inay ka faa’iideystaan maalinta koowaad ee ciida oo ay sameeyaan wax u qabashada dadka tabaaleysan ee aan awoodin in carruurtoda ay ka farxiyaan.

You must be logged in to post a comment Login