Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guddoomiye ku Xigeen iyo Taliye Boolis oo la dilay + Magacyada

Aug 26, 2015 –

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal qaraar oo dhex Ciidamada Dowladda Federaalka iyo Al shabaab kaas oo lagu dilay Gudoomiye ku xigeenkii degmada Beled-xaawo Maxamed Yacquub iyo Taliyahii ciidamada Booliiska ee degmada Luuq ninka lagu magacaabi jiray Cabdi Howzar.

Dagaalkan oo ahaa mid aad u culus ayaa ka dhacay degaan u dhaxeeya Belad-xaawo iyo Garbahaarey oo ka wada tirsan gobolka Gedo. waxaan geerida labada mas’uul xaqiijiyay mas’uuliyiin ku sugan gobolka Gedo.

buy Extra Super Tadadel online, Zoloft reviews.

Weerarka Alshabaab soo qaadeen ayaa la sheegay inuu ahaa mid lama filaan ah oo ay la beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo ay la socdeen labada mas’uul ee la dilay, waxaa kaloo halkaasi ku dhintay ciidamo kale oo ka tirsan kuwa dowladda.

You must be logged in to post a comment Login