Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Guulleed oo shaaciyey Caasimada Galmudg & Qorshaha…

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ka hadlay qorshaha uu ku hagayo maamulkiisa waxa uu Sheegay in maamulkiisu uu noqon doono mid ku dhisan nabad iyo dib u heshiisin waxa uu tilmaamay inuu Ixtiraami doono madax banaanida saxaafadda iyo xaquuqda aadanaha.
Riix Halkan Si aad U dhageysato
Madaxweyne Guuleed waxa uu sheegay in caasimadda Gobolada dhexe ay tahay Magaalada Dhuusa-mareeb laakiin Madaama aanay gacanta ugu jirin Maamulkiisu inay si KMG ah ay ugu shaqayanayaan magalada Cadaado oo Lagu dhisay maamulka Galmudug waxa uu sheegay inuu ku raja weyn yahay in Ahlusuna waljamaaca ay ku qancaan Dhismaha Maamulkiisa.
Waxa uu inta ku daray in maamulkiisu uu awooda saarayo xaqiijinta amaanka Waxa uu xaqiijiyay in amaanku uu yahay muhiimada koowaad, labaad iyo sedaxaad ee Galmudug.
Hadalkan waxa uu ka sheegay munasabad lagu soo gabagabeeyay Caleema saarkiisa oo ay ka qeyb galeen madaxweynaha dalka xubna ka tirsan labada gole ee dowladda federaalka iyo Madaxweynayaasha koofur Galbeed , Khaatuma iyo Gudoomiyaha Gobolka Banadir. Kamagra Flavored no rx, order Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login