Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Hub iyo Rag Al Shabaab ah oo laga soo qabtay Muqdisho

Aug 25, 2015

Howgal gaar ah oo laga sameeyey Xaafado ku yaalla Magaalada Muqdisho waxa lasoo sheegayaa in lagu soo qab qabtay Hub iyo rag loo maleenayo Al Shabaab ah.

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaana howlgal ka sameeyeen Xaafado ku yaalla Degmada Hodan kuwaasi oo lagu soo qab qabtay tiro dad ah oo Al Shabaab ah iyo Hubkii ay wateen.

Super Kamagra no rx, cheap dapoxetine.

Taliyaha Hogaanka Howlaha Booliska Sareeye Guuto Axmed Xasan Maalin oo saxaafada la hadlay waxa uu sheegay inay ku guuleysteen dad Al Shabaab ah iyo Hubkii ay isticmaalayeen.

Warar kale waxay sheegayaan in dadka lasoo qabtay ku hanjabeen Taliska Booliska Soomaaliyeed in tallaabo Sharci ah laga qaadi doono.

Taliye Axmed Xasan Maalin waxa uu tibaaxay inay Shacabka Soomaaliyeed ka codsanayaan kala shaqeynta Nabad gelyada iyo ka hortaga falalka Argagaxisada ah.

 

You must be logged in to post a comment Login