Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kala carar ka jira Meelo ka mid ah Muqdisho & Tacadi Ciidanku wadaan

Sep 16, 2015

Wararka naga soo gaaraya Xaafada Ex Fiyoore ee Degmada Wardhiigleey Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in saaka lagu waabariistay ciidan hubeysan oo katirsan Dawlada dadkana ka saaraya guryahooda.

buy Kamagra Polo, buy clomid.

Waxa Amarkaan soo bixiyey Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) kaasi oo hore ugu amray dadka shacabka ah inay ka guuraan Ex Fiyoore.

Dadka waxay sheegeen in jir dil ay ciidanka ku sameenayaan shacabka qaarkoodna ay si xoog ah uga soo bixiyeen guryihii ay xalay nabad ahaan ku jiifteen.

Dawlada Soomaaliya ayaa kol hore waxay digniin ujeedisay dadka deggan Xaafada Ex Fiyoore shacabkana ugu baaqday inay muddo kooban ka guuraan taasina ay uga dan laheyd in Qoysaskii Hoballada fanaaniinta Waaberi keliya

You must be logged in to post a comment Login