Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Khilaaf Culus oo soo kala dhex galay Jawaari & Jubbaland

Sep 2, 2015

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Wakaalada Warqaad.com ayaa waxay sheegayaan in khilaaf culus uu soo kala dhex galay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan (Jawaari) iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland.

Xildhibaanada Jubbaland ayaa waxay si kulul uga hadleen war kasoo baxay Gudoomiye Jawaari oo aheyd in Maamul Gobolleed u aqoonsan yahay keliya Maamulka Puntland.

Waxay ku Eedeeyeen Xildhibaanada Jubbaland Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya is bad badel uu ku sameenayo hadalkiisa maadama uu dhawaan ku dhawaaqay in Baarlamaanka Jubbaland yahay midkii ay ku faani laheyd Dawlada Federaalka qaabkii loo soo dhisay.


where can you buy nolvadex, acquire Zoloft.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dalka Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari weli kama jawaabin ama si cad uma qayixin waxa uu ku qoonsaday Maamulada kale ee ka jira dalka ee taageerada ugu sameeyey Puntland keligeed.

You must be logged in to post a comment Login