Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kismaayo iyo qaraxi ka dhacay

Viagra soft FRUIT no rx, purchase clomid.

War hada ku soo dhacay warqabadkeena ayaa sheegaya in gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uu goor galay iskuna dhex qarxiyay dhismaha Jaamacada Kismaayo oo ah xarunta Ciidamada Amisom.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, kaasi oo lala eegtay ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland kuwaasi oo tababar qaadanayay.

Qaraxa ayaa waxaa lagu fuliyay gaari nooca NOHA-DA loo yaqaano.

Xerada la weeraray waxaa uu tababar uga socday ciidamo ka tirsan Jubbaland kuwaasoo xiligii weerarka lagu qaaday feel ku jiray.

Waxaa jira khasaare badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay qaraxa.

Wariye ku xuggan Isbitaalka guud ee Kismayo ayaa noo xaqiijiyay in isbitaalka la soo gaarsiiyay dhaawac aad u tiro badan.

Sidoo kale warar dheeraad ah oo aan heleyno aya asheegaya in ku dhawaad 10 askari ay ku dhinteen qaraxa ka dhacay magaalada Kismaayo, waxaana askarta xiliga la qarxinayay la sheegay iney feyl ku jireen.

socday tababar loo waday ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Axmed Madoobe.

lama yaqaan khasaaraha qaraxaasi geystay waxaase la soo sheegayaa inuu ahaa gaariga nuuca Noah loo yaqaan oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay.

 

 

You must be logged in to post a comment Login