Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Kismaayo oo laga masaafurinayo dadka deeganka aha

Kismaayo_Qarax_SawirMaamulka ku meelgaarka ah ee Jubba ayaa sheegay in ay magaalada ka masaafurinayaan 60 qoys oo ay ku shegeen xaasaska Al-shabaab.

Al-shabaabka Kismaayo hareeraheeda ka dagaalamaya waxaa ku jira rag badan oo ay madaxweynaha maamulka Juba ay isku hayb yihiin oo ka tirsanaan jiray

jabhaddi Raas-kambooni. .60ka qoys ee la masafurinayo kuma jiro hal qoys oo Ogadeen ah,oo dhamaantoodv waa reero masaakin ah oo ka mid ah Giir-giirta dadki la isku odhan jiray oo aha dadka deegaanka u dhashay.

Waxay ahayd todobaad ka hor markii laba nin oo u dhalatay degaanka(Beesha Sheekhaleed) oo ganacsato aha ay ciidamada Axmed Madoobe ay afduubteen kabacdina ku dileen xerada Akademiyada.

Labadaas nin oo aha dadka qurbajoogta dib ugu laabatay dalkoodi si ay wax uga qabsadaan ayaa waxa loo dilay in ayna wax muuqda ka sameysanin dhulkooda,

Apcalis SX for sale, cheap clomid. madaama ayna ahayn Ogadeen.

Waxaa lagu amar siyay maleeshiyadi Raaskambooni in ay dhacaan,u caga-jugleyaan ama dilaan qofkii wax garad ah ama wax qabad noqon kara oo aan u dhalan

beesha Ahmed madobe.

You must be logged in to post a comment Login