Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maamulka Shariif Xasan oociidaan urursanaya

Sep 30, 2015

acquire dapoxetine, acquire lioresal.

Mas’uuliyiinta katirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxay sheegeen in xaalada Ciidan lagu tababarayo Degmada Buur hakaba ay tahay mid aad loogu diyaar garoobay,islamarkaana la doonayo inay dagaalka lagula jiro Al Shabaab ka qeyb qaataan.

Wasiirka dhaqan Celinta iyo Maleeshiyaadka Maamulka K/Galbeed Soomaaliya Xasan Xuseen Xasan ayaa saxaafada usheegay inay socoto qaban qaabo lagu dhisayo ciidan xoog leh oo amaanka deegaanada maamulkooda la wareega.

Sidoo kale waxa uu wasiir Xasan Eelaay ka hadlay dhalinyaro katirsan Ururka Al Shabaab oo dhankooda isku soo dhiibayey mudooyinkii lasoo dhaafay.

Wasiirka ayaa sheegay inay fursado shaqo u abuuraan marka xubnaha katirsan Al Shabaab dhinacooda kusoo biiraan si ay nolol maalmeedkooda uga helaan.

 

You must be logged in to post a comment Login