Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxda Aqalka Cad Ee Mareykanka & Ganacsato Somali ah oo Kulmay

Sep 2, 2015

 Ninka aqalka cad ee wadanka Maraykanku uu u xilsaaray xal u helida xawilaadaha Soomaalida, ahna ku xigeenka xoghayaha maaliyayada wadanka Maraykanka Adam zupin, ayaa shir kula yeeshay magaalada Minneapolis masuuliyiin ka socda Xawilaadaha Somalida, Madaxda Bangiyada, hay’addaha gargaarka ee aan dawliga ahayn iyo qaar ka mid ah Madaxda gobolka laga Soo doorto.

Kulanka, ayaa lagaga wada hadlay qaabka ugu haboon ee xawilaadaha soomalidu ku sii soconkaraan iyo kaalinta laga qaadankaro.

order Viagra Caps online cheap, clomid reviews.

Cabdiaziis Maxamad Sugule, waa gudoomiyaha urur ay ku bahoobeen xawilaadaha Soomaalida ee ku yaala wadaka Maraykanka oo looyaqaano SAMSA. wuxuuna hor kacayay dadkii kulankaasi uga qaybgalay xawilaadaha Somalida.

You must be logged in to post a comment Login