Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha DFS oo ka qeybgalay shir

Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliyeed iyo wafdi u hogaaminayay ayaa ka qeyb galaya shir aan caadi ahayn oo ay AU ku leeyihiin magaalada Addis Ababe ee dalka Itoobiya.
Shirkaan oo looga arrinsanayo maxkamadda dambiyada caalamiga ah aya ah mid muhimad gooni ah u leh dalalka ku bahoobay African Unionka.
Wafdiga soomaalida ah ee la socda madaxweynaha waxaa ka mid ah ku xigeenka raisuwasaaraha is markaasna ah wasiirka arrimaha dibedda marwo Fowsia Yusuf Xaji Aden iyo wasiirka wasaaradda difaaca mudana Cabdixakim Fiqi.

You must be logged in to post a comment Login