Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha oo gaarey New York, kana qeybgalaya shirweynaha 70-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay

New York, 27 October: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaarey magaalada New York ee dalka Mareykanka, isagoo ka qeybgalaya Shirweynaha 70-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Shirka Golaha Guud ka sokow, waxaa Madaxweynaha uu ka qeybgeli doonaa kulamo kale oo gaar ah iyo kulamo ula qaadan doono madaxda caalamka.

Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa ku wehliya xubno sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka.

order Viagra Plus online cheap, purchase dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login