Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha Uganda oo runta ka sheega Al Shabaab, maxuu ka yiri?

Khudbad uu jeediyay Madaxweynaha Uganda oo lagasii daayay warbaahinta qaranka ee Internetka wararka ku faafisa ayaa muujineysa damaca Dowladda Uganda ay wali ka qabto howllgalka AMISOM ee Soomaaliya.

Ugu horraysan Museveni ayaa ka hadlay Al Shabaab iyo dagaalka ay kula jirto ciidamada , AMISOM wuxuuna sheegay in Al Shabaab ay halis ku tahay dhammaan dowladaha Dimuquraadiyadda ku dhaqma ee mandiqadda geeska Afrika.

Mar uu soo hadal qaaday weerarada xiriirka ah oo ay Al Shabaab ku qaadayso saldhigyada ciidamada AMISOM ee Koonfurta Soomaaliya ayuu yiri “waxay isku dayayaan in ay ciidankeena dagaal ugasoo saaraan soomaaliya balse taasi ma dhacayso oo way sii wadayaan dagaalka”.Museveni ayaa qiray in xoogaga Al Shabaab ay ku dagaalamayaan caqiidda adag hadafkooduna yahay sidii ay Janno ugeli lahaayeen.“Fikirka xagjirka Al Shabaab waa in ay jannada galaan sidaas ayay dhalinyarada muslimiinta ah ku dhagraan waana sababta ay ciidankeena ula dagaalamayaan”ayuu hadalkiisa sii raaciyay Museveni.

buy nolvadex online cheap, purchase dapoxetine.

 
Hadalkaan waxa uu kusoo beegmay iyada oo Ciidamo badan oo ka tirsan Burundi bishii u dambeysay lagu dilay Weerar ka dhacay Deegaanka Leego ee Sh/hoose.

You must be logged in to post a comment Login