Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweyne maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ergo u diray Dhuusamareeb

Wararka ka imaanaya gobalka Galgaduud gaar ahaan degmada Cadaado ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed uu ergo odayaal ah u diray magaalada Dhuusamareeb.

Odayaashani ayaa Dhuusamareeb loogu diray sidii ay wada hadal ula soo furi lahaayeen Ahlu Sunna iyagoo matalaya maamulka Galmudug.

Ilo wareedyo ayaa xaqiijiyay in Madaxweyne Guuleed illaa dhowr odayaal oo Habargedir u badan uu u diray magaalada Dhuusamareeb isla markaana ay gaareen magaaladaasi. Cialis Black no rx, buy lioresal online.

You must be logged in to post a comment Login