Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweyne Xassan Sheikh oo lagu eedeeyay….

online sildenafil, clomid online.

Daawo Sir culus: Xildhibaan Cabdi bare Oo shaaciyey 100-Qof oo Madaxwayne Xasan Sheekh Dilkooda Amray (Maqal)

Cabdi Barre Yuusuf oo kamid ah mudanayaasha barlamaanka federalka ah ee Soomaaliya ee dhowaan mooshinka ka keenay madaxweynaha Soomaaliya ayaa kahadlay mooshinkaasi iyo eedaymaha ay usoo jediyeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Xildhibaan Cabdi Barre ayaa sheegay in gudi gaar ah oo katirsan barlamaanka Soomaaliya ay dabagal xoogan kuhayeen dhaqdhaqaaqa madaxweynaha Soomaaliya, ayna hayaan cadaymo muujinaya dambiyada iyo musuqmaasuqa uu sameeyey, wuxuu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kaashanayey Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cabdikariin Guuleed ay saxiixeen warqado ay ku amrayaan in lalaayo in kabadan 1O0 ruux oo muwaadiniin Soomaaliyeed ah.

CABDI-BARE-DAAWO

 

 

 

 

 

You must be logged in to post a comment Login