Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

MAQAAL: Afhayeenkii Hore Xukuumada Ridwaan oo warbixin diyaariyey

Sep 16, 2015

Afhayeenkii hore ee Xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdiweli oo dib ugu laabtay mehnada Saxaafada ee kolkii hore ka shaqeyn jiray ayaa waxa uu diyaariyey warbixin cajiib ah.

Ridwaan oo hadda la shaqeeya VOA-da laanteeda Afka Soomaaliga ahna wariyaha Qaarada Yurub ayaa ka diyaariyey warbixin dhab ka hadal ah Qul qulka Qaxootiga Qaarada Yurub iyo Qalalaasaha ay ka abuurtay qawaamuurta Yurub.

buy Gold Vigra, cheap Zoloft. Waxa dawlada Jarmalka ay hadda la tacaaleysaa sidii ay usoo dhaweyn laheyd dadka qaxootiga ah ee dalkeeda ku jabay taasi oo Siiriya kuwa kasoo cararaya ubadan.

Warbixinta Ridwaan Xaaji Cabdiweli kusoo hadal qaaday Xiritaanka Dawlada Hungary kusameysay Xuduudeeda taasi oo saameyn badan reebtay iyo dawladaha qaar

You must be logged in to post a comment Login