Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Marexaan oo la isku mashquliyay

Sep 8, 2015

Ciidan fara badan ayaa Korneel Barre Aadan Shire (Hiiraale) waxa uu udiray Magaalada Garbahaareey kuwaasi oo caawinaya Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil.

Xurguf dhinaca qabaliga ah ayaa waxay udhaxeysaa Korneel Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe kuwaasi oo mid kasta doonaya dhaqaalaha Kismaayo kasoo xarooda inay helaan.Ciidanka uu watay Maxmaed Cabdi Kaliil ee shalay lagu Arkay Garbahaareey waxana diray Barre Hiiraale.

Viagra Super Active online, cheap dapoxetine. barre-hiiraleBarre Aadan Shire iyo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa isku heyb ah.

You must be logged in to post a comment Login