Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mas’uul Katirsan Maamulka G/Banaadir oo lagu Dilay Muqdisho

Aug 30, 2015 –

Dableey Hubeysan ayaa waxay xalay ku dileen Magaalada Muqdisho Haweeneey la shaqeeneysay Maamulka Gobolka Banaadir iyadoo dilkeeda faah faahin ay kasoo baxayaan.

Marxuumad Saciido Sheekh Mursal oo aheyd Gudoomiye Waaxeed la shaqeyn jirtay Maamulka Degmada Xamar Jajab ayaa waxay dableey bistoolado sitay ku dileed degmadaasi.

Warar kale waxay sheegayaan in Marxuumada ay dhaawac ugu geeriyootay mid ka mid ah Cusbitaalada Magaalada Muqdisho markii ay dhiig baxday.

Maamulka Degmada Xamar Jajab kama hadlin dilka Mas’uulkaan la shaqeenayey waxayse sheegeen in baaritaano wadaan.

cheap tadalafil, cheap Zoloft.

Al Shabaab ayaan ka hadlin dilka Haweeneydaasi Gudoomiye waaxeedka ka aheyd Degmada Xamar Jajab iyadoo aalaaba dilalka nuucaan oo kale ah looga bartay.

 

You must be logged in to post a comment Login