Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa kasoo kordhay Dagaalka ka Socda Gobolka Sh/Hoose?

Faah faahin:

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya Degmada Qoryooleeya ayaa waxay sheegayaan in Xaaladu weli tahay mid kacsan rasaas goos goos ahna la maqlayo.

Gudoomiyaha Degmada Qoryooleey Maxamed Xaaji ayaa sheegay in hal Askari kaga dhintay dagaalkaasi dhinaca Ururka Al Shabaabna ay khasaaro xoogan ugeysteen.

Dadka deggan Qoryooleey weli maahan kuwo qiimeyn ku sameyn kara Xaalada maadama weli rasaas goos goos ah la maqlayo.

Erectalis no rx, order dapoxetine.

Weli Al Shabaab kama aysan hadlin dagaalka ka dhacay Qoryooleey.

 

You must be logged in to post a comment Login