Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaa Sababay Burburka Maleeshiyada Shabaab (Daawo Muuqaal Laga Sameeyay )

Maleeshiyaad Xariirka la leh ururka al qaacida ee ururka al shabaab isla markana in mudo ah ka dagaalamayay dalka somalia oo mudooyinkii u dambeysay sii bur buriyay ayaa waxaa jiray burubur dhanka Awooda iyo siyaasada oo ururkaa soo gaaray.

Shabaab ka ayaa waxaa malmahii lasoo dhaafay dagaal ku dhax marayay qaar ka mid ah gobolada tiriada yar ee gacanta ku hayaan gaar ahaana qeybo ka mid ah gobolada bay ayadoo gacan ka hadalo iyo weeraro u dhaxeeyay maleeshiyaadka shabaab u dhaxeeyay.

Hadaba Burburka maleeshiyaadka shababa ee soo if baxaya ayaa waxaa dad badan is weydiinaya maxaa sabababay in ururkaa uu kala jaba jabo maadaama uu ahaa urur diiniyan u dagaalamayay sida ay sheegeen.

You must be logged in to post a comment Login