Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Maxaabiista Ku Xiran Xabsiga Dhexe Xamar oo Arin La Yaab leh..

Aug 19, 2015

generic depakote, generic clomid.

Waxa jira Boqolaal Maxaabiis ah oo ku xiran Xabsiga Dhexe ee Xamar kuwaasi oo loo heysto falal dembiyeed kala duwan.

Qaarkood Maxaabiista ayaa waxay yihiin kuwo dayac iyo dar xumo ku heysato halkaasi waxaase jira kuwo kale oo jeebkooda buuran yahay dadkoodana ay ku biilaan gudaha Xabsiga.

Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa waxay sheegtay inay hadda waddo qorshe la doonayo sidii Warshad shaqo ay uga hirgelin lahaayeen gudaha Xabsiga oo ay Maxaabiista uga shaqeysan lahaayeen.

Wasiirka Cadaalada Soomaaliya ayna wehlinayeen xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Taliyaha Asluubta ayaa waxay dhagax dhigeen warshadaasi laga dhex dhisayo Gudaha Xabsiga Xamar.

Waxa lagu baran doonaa warshadaasi dhowr xirfadood ayna ka mid yihiin,farsamada alxanka,dhismaha guryaha,Harqaanka iyo Sameynta Qalab Xafiisyada.

Sikastaba ha ahaatee waxa ay noqon doontaa arin farxad ah hormarna dawladu ku gaari doonto waa hadii ay ka dhabeyso qorshaheedaasi.

You must be logged in to post a comment Login