Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Max’ed Kaliil & Xubno kale oo maanta laga soo Tarxiilayo G.Gedo

Aug 14, 2015

neurontin online, dapoxetine online.

Waxa maanta lagu wadaa in laga soo tarxiilo Gobolka Gedo Gudoomiyihii Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil iyo Siyaasiyiin kale oo ay isku xulufo ahaayeen.

Dhawaan waxa jirtay intiina badana la socotaan in xilka Axmed Madoobe ka qaaday Maxamed Cabdi Kaliil iyo Mas’uuliyiin katirsanaa Maamulka Gobolka Gedo.

Cadaawad cusub ayey dadka qaarkood u arkaan oo dhexmarta beelaha ay kasoo kala jeedaan Axmed Madoobe iyo Siyaasiyiinta Gedo laga soo taxriili doono.

Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in laga soo dejiyo Siyaasiyiintaan ay ka mid yihiin Maxamed Cabdi Kaliil,Iimaan Cadoow Kaarshe,Maxamuud Sayid aadan,Cabdi Barre Garuun iyo Maxamed Aw-Libaax.

You must be logged in to post a comment Login