Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Daawo:Midnimada Soomaaliyeed iyo fikradaaha kale-duwan ee Dr.Abdi Aden iyo Reer London.

Midnimada Soomaaliyeed iyo fikradaaha kale-duwan ee Reer London.
Waxaa beryahaan dambe lagu mashquulsana ka hadalka maamul goboleedyo kala gedisan baa ugu horreyse maamul u sameynta Jubbaland.
Maamul-u sameynta Jubba land oo ay isku haystaan dowladda Federalka Soomaaliya iyo koox ay Kenya iyo Puntlandka dabada ka riixayaan aya noqotay hadal hayntii ugu badan ee dalkan Uk.
Waxaa jira odeyaal badan oo ah raggi gobonimada markii la qadanayay ku jiray siyaasadda oo aad uga carooda markii la sheego maamul goboleed ama kala go’go Soomaliyeed.
Haddaba waxaan nasiib u yeelanay in aan wareysano Dr.Abdi Aden Mohamed oo ka mid ahaa afarti(4)qofood ee jaamici ahaa marki Xorriyada la qatay,waxayna kala ahaayeen Dr.Abdi Aden,Dr.Abdirashid Ali Sharmaarke.DR.Avvukato Gabyow iyo Dr.Darmaan oo bari dhaweyd ku geeriyooday dalka Mareykanka.
Dr.Abdi Aden Mohamed waxu noqday Presidentihi Bangiga Dhexe ee Soomaliia 1960-64,waxuna Sameeyay lacagtan Soomali Shilinka 1962.
Waxu noqday Ambasadorka(Safiirka)Soomalia ee fadhiyay Paris(France)1965-1968.
Hadaba bal nala daawada fikradisa ku aadan Midnimada .

You must be logged in to post a comment Login